BBC News, Somali - War
BBC News Somali Top Stories
Taariikh: Markabkii ugu weynaa dunida ee ay gunta badda u direen ciidamadii Saadaam Xuseen.
Soddonkii sano ee uu jiray markabakaas, waxaa la siiyay magacayo kala duwan oo ay kamid yihiin; Markabka ugu wayn dunida, Markabkii ugu weynaa dunida ee bani’aadan sameeyo iyo Markiibkii saliidda ee ugu waynaa.
Xubno Baarlamaanka Somaliland ku matala Awdal oo diiday heshiiskii MoU ga iyo jawaabta Somaliland
Qaar ka mid ah xildhibaanada labada gole ee Baarlamaanka jamhuuriyadda iskeed madax bannanaida ugu dhawaaqaday ee Somaliland oo ka kooban Guurtida iyo Wakiiladda lagana soo doorto gobolada Awdal iyo Salal, ayaa sheegay in ay ka soo horjeedaan heshiiskii is-afgaradka ahaa 1-dii bishii Somaliland iyo Itoobiya ku dhex maray magaalada Adis ababa.
Somaliland wax ma u dhimi kartaa nidaamka hawada Soomaaliya?
Xukuumadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbanaanida ee Somaliland ayaa ka digtay in cawaaqibka ka dhasha arrimaha muranka hawada ee kala dhaxeeya dowoladda federaalka ah ay masuuliyadeeda qaadi doonto dowladda federaalka.
Faahfaahin dheeraad ah oo kasoo baxaysa safarka uu madaxweynaha Masar ku tagayo Soomaaliya
Arrinkan ayaa kusoo beegmaya xilli uu weli taagan yahay khilaafka u dhexeeya Soomaaliya iyo Itoobiya ee ka dhashay heshiiska ay Addis la gashay Somaliland.
Waxa laga yaqaan askarigii fuliyay weerarka xerada Jenaraal Gordon ee lagu laayay saraakiisha Imaaraatka
Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegatay weerarka oo lagu dilay afar sarkaal oo sare oo ajnebi ah oo Soomaaliya u joogay tababarka ciidamada
Nolosha iyo fankii gabadhii lix jir ka heesaha ka bilowday iyo sida ay u nuurisay fanka Banaadiriga
Hibada Faadumo iyo xiisaha ay u qabto muusiggu waxa ay soo shaacbaxday yaraanteedii, waxaana shaki la’aan sooyaalka faneed ee qoyskeeda saamayn ku yeeshay socdaalkeeda faneed.
Maxay tahay cabsida ka jirta deegaannada Galmudug ee hore looga saaray Al Shabaab
Deegaannada la ogyahay in ciidanka dawladdu ka baxeen waxaa ka mid ah aagagga Caad iyo Jeexjeexa oo dagaallo aad u kharaar ay ku dhex mareen ciidamada isla socda ee Galmudug iyo federaalka oo dhinac ah iyo Al Shabaab.
Maxay tahay warbixinta muranka galisay maskaxda madaxweynaha Maraykanka
Mar uu Biden doonayay inuu ka jawaabo su'aalaha suxufiyiinta ee ku saabsan da'diisa iyo miyir qabkiisa, wuxuu ugu yeeray hoggaamiyaha Masar Abdul Fattah al-Sisi "madaxweynaha Mexico".
'Ma Hoggaamiye iyo Hoggaamiye ku xigeen' ayaa lagu badalayaa magaca madaxweyneyaasha dowlad goboleedyada
Arrimaha kale ee dooddu ka taagan tahay, baarlamaankana laga sugayo inuu go'aan ka gaaro waxaa ka mid ah jagada ra'iisul wasaaraha oo lagu wado in ay meesha ka baxdo iyo jagada madaxweyne ku xigeenka dalka oo aan hore u jirin, laakinse la filayo in isbedelka dastuurka ay la timaado.
Akram Cafiif iyo wiilka kale ee Soomaaliga ah ee guusha u horseeday xulka Qatar iyo waxa ay ka tiri warbaahinta Carabta
Akram Cafiif ayaa soo af-jaray murankii ka dhashay warqad uu xarafka S ku qornaa oo uu ku dabaaldegay. wuxuu sheegay inuu yahay xarafka ugu horreeya ee magaca xaaskiisa oo u dhalatay dalka Kuwait oo markii ugu horreysay garoonka ka daawanaysay ciyaarta.
Sida xiddiga Kansarka ku waayay xiniintiisa uu guusha lama filaanka ah ugu horseeday Ivory Coast
Sanad kahor ayuu kasoo kacay Kansarka oo uu ku waayay xiniintiisa
Maqal iyo Muuqaal
Xul
Dal ay Soomaali badan iska dhiibto oo qaadashada baasaboorkisa ku xiray aqoonsiga Israa'iil
Waayadan dambe, dagaalka Qasa waxa uu caqabado aan hore loo arag ku noqday qaar ka mid ah Muslimiinta kunool dalalka Yurub
Xanuunnada halista ah ee laga yaabo inuu wax ka taro subagga ay Soomaalidu isticmaasho
Subagga loogu isticmaalka badan yahay dhulka Soomaalida waxaa laga soo saaraa caanaha ariga iyo lo’da inkastoo abaaraha saameeyey deegaannada uu yaraaday helitaankiisa.
Waa qoloma Naadiya, Su’aasha ugu badan ee ay Soomaalida maanta isweydinayaan?
Kadib guushii shalay ee Naadiya Maxamed, oo loo doortay duqa magaalada St. Louis Park ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, ayaa arrintaasi mar kale soo shaac baxday.
Ayaan Kaaba iyo jaceylkii ay u tahriibtay: ‘Sababta aan ninkeyga ugu tilmaamay Walaal, Soomaaliduna waa wada sirdoon’
Markii uu soo baxay warka la xidhiidha xaflada arooska Ayaan Kaaba iyo seygeeda Cabdi Daysane toddobaadkii hore ayay dadka internetku adeegsida bilaabeen inay dib u baadhaan xidhiidhka horey uga dhexeeyay lamaanahan cusub.
‘Sida aan kusoo noolaaday ayay i weydiiyaan’: Fanaanadii Waayaha Cusub ee geerideeda la faafiyay oo BBC la hadashay
Muddo ka badan shan iyo toban sano ayaa lagu tirinayay inay geeriyootay Mulki Buraale, oo ah gabadh heesaa ah, oo ka tirsanyd kooxdii Waayaha Cusub ee hormuudka mar u ahayd fanka casriga ah ee Soomaalida
"Faa'iidada" laga helo in lammaanaha ay kala seexdaan labo sariirood
Dhab ahaantii, hurdo la'aantu waxay kordhisaa khatarta ah inaad ku dhacdo xaalado caafimaad oo halis ah, oo ay ku jiraan cayilka, sonkorowga iyo cudurada wadnaha, sida uu qabo Harvard Medical School.
Sida ninkii kalaabyada ka niikin jiray u noqday Sheekh caan ka ah Soomaalida dhexdeeda
Waa mid ka mid ah Culimada Diinta Soomaalida ee doorka weyna ku leh dacwada diinta ee Bariga Afrika,wuxuu lahaa aasaaska mid ka mida Iskuulada Islaamiga ee ugu weyn Kenya gaar ahaan Nairobi.
TOOS , Israa'iiliyiin ka sheekeeyay yaabkii ay la kulmeen markii ay falastiiniyiintu albaabada ku soo garaaceen
Qaar badan ayaa dhuumanaya, iyagoo sheegaya inay maqlayaan rasaas, halka qaar kalena aysan heli karin dadka maqan.
Laba arrin oo la sheegay in Soomaaliya ku badalatay kursigii gabadhaan looga guuleystay
Marwo bashiir oo ahayd xildhibaanadii Soomaaliyeed ee u tartamaysay madaxweynaha Baarlamaanka Adduunka ayaa ku guuldareystay booskaas
Muxuu yahay mowqifka cusub ee Erdogan uu maanta ka qaatay Xamaas?
Eryidda ayaa sida la sheegay timid markii la arkay Fiidiyow ay ka soo muuqdeen Haniyeh iyo xubno kale oo la joogay oo u ducaynayey raggii weerarka qaaday ayagoo toos u daawanayey sida weerarku u dhacayo.