Montreal
Jump to navigation
Jump to search
Montreal waa magaalada saddexaad ee ugu weyn Kanada. Magaaladu waxay leedahay tiro dad ah 1,704,694, degaanka iyo agagaarkeedu waxay leeyihiin dad tiradoodu tahay 4,098,927.[1] Waxay ku taal gobolka Quebec.