Elizabeth II
Jump to navigation
Jump to search
Elizabeth II (ku dhalatay London 21 Abriil 1926), waa boqorada Midowga boqortooyada Ingiriiska iyo Waqooyiga Ayrland iyo sidoo kale dalalka la isku yiraahdo commonwealth oo ku jirto Australia, Jamayka, Kanada iyo New Zealand.Waxay degentahay dalka ingiriiska, waxay xukunka soo haysay laga soo bilaabo 6da feebaraayo 1952 ilaa hadda.Ayada iyo eheladeeda waxay xukunka soo haayeen mudo ka badan 1000 sano.Elizabeth II waxay leedahay 4 ciyaal, ninkeeda waxaa la dhahaa philip.
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |